Aboowe intasay rabeen ceebtas bas somali sasa u dabeysay qabiil muxu tara somali ayaa nahay muslim ayaa nahay walaalo ayaa nahay marka wa good question Aboowe ii noolow❤
Yaa rabbi ilaahoow wiilka yar umada dhan aabe iyo hooyo uga dhig aaamiiin aaamiin aaamiin markan arkaba wan Ooya ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahy cidla ma dhigaayo nabi Mohamed scw hooyo la aan iyo aabo la aan buu koray insha allah waxan u rajaynaya shiikh caalima inuu noqdo insha allah
Ninyhow Adinka Laf ahaantiina Miskiinkaas Dhibka so gaaray mar walba yaa la xasuusin oo qalbigiisa dhowra Mida kle sidaa sheegtay wiilkaas halo istaago Ragga gameka ciyaaro waliba meshan nagu ceebeyay qabilka ku dira dadka taagta daran ha caawiyaan 🙏🙏🙏
Ala wilka HoYo lul marka arkay farxadi ba iga gurty🥹ilahey dadka aabo io HoYo haugu dhigo🥹❤️ mustaqal wngsn qurux badan urajena aduna inesan dhib io ciil ku arag insha alllh🥹❤️❤️ Ala marka arko wiil bila Hoyo io aabo waxan jeclhy naxriis aan dhamaan inaa siyo wlhi xataa Malin inuusan daremin inee walidkis dhinten🥹❤️ kuwo uncool xataa😊lkn way kala xanun badan yihiin😢 LuuL carurteda mesha ku aragta madaxa ka dhunkada labta galiya🫂😍
Agoonta qaar wexey helaan waalidiin waqti laqaato siey uga mashquliyan fikirka iyo murugada taas o kakaalmeyneysa dhinacyo badan o kusaabsan noloshoda illahey haunaxariisto labadodi walid
Waa Qalaad brother you know marrying another wife is not something from you it's coming from Allah swt so that swearing is totally wrong and he knows damn well if he know about the Diin InshaAllah
Meeqo sano ayaan usheegayay waxaan waa ceeb aduunkaana weey arkaan nasiib wacan 😡😡😡
Aboowe intasay rabeen ceebtas bas somali sasa u dabeysay qabiil muxu tara somali ayaa nahay muslim ayaa nahay walaalo ayaa nahay marka wa good question Aboowe ii noolow❤
Liiil 10 YEARS AYAAD KUHEYSAA QABILKA ISKADAYAA LAKIIIN HAKACAJISIN WAX YAR AYAA KUDHIMAN GUSHA WAD UDHOWDAHAY WLL LIBAXA GESKA AFRICA 🌍 LOIL BALIIL
Captain lil hore ayaad usii sheegte in waxaan io wax ka badan imaan donaan cavio 😢😢
Intaaa waaba yarthy hdaa sas kusii socota wax badan oo ka daran la arkaaaa 🎉
Waa barnaamij wanaagsan ❤
Hadaa jaanis heesid kusali nabiga scw scw
Scw scw scw scw ❤😊
Sallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Wiilkaa agoonka ah rajayga ah haloo kaco wax uqabtaa walayaay soomaali ween gurmad deg deg ah waa in loo sameeyaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ku sali Nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed (Scw)❤️❤️🙏
Scw scw scw
Qalbiga ilaahay ha u qaboojiyo caruurta marxuumad luul
Xasidnimada iska daaya qurux ku dhiigle 1m geya
Yaa rabbi ilaahoow wiilka yar umada dhan aabe iyo hooyo uga dhig aaamiiin aaamiin aaamiin markan arkaba wan Ooya ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahy cidla ma dhigaayo nabi Mohamed scw hooyo la aan iyo aabo la aan buu koray insha allah waxan u rajaynaya shiikh caalima inuu noqdo insha allah
Qurux kudhiikla sxb mcn 1m hamplyo my pro
Ciyaalka ticktock jooga luuqada Soomaaliga wey surad xumeeyeen because talent goodu waacey ajaanibtana halkaa ayey kala socdaan2:45
ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Diinteena iyo dadkeena iyo dhaqankeena hadan rabno waa ina tiktoka ka xidhno wadankeena
Fière d'être somali djiboutien 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
afsoomaali kusoo qor hee
ALLAYACIZAK 🥰 JANKIZ SOMALI 🇸🇴❤❤❤
Sheekh dadbado Allah xafido ee wuuka baban yahay raga soomqaliyeed
Quruxkudhiigle la'ntiis RUclips xawaajiga kuyar ❤ 1million coming soon 🔜🎉🎉
Faarax walba sheikh badabaado camal allah kadhigo nin rag ah ayaa naaktiisa ku faana
scw saaxib adiga cid kaleeto iska daa maad guursatid ❤ qurux ku dhiigle
Asc asxabey aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Alle ha barakeeyo sheekha
Adna ha iloowin wiilka yar farxad gali dhankada❤❤❤❤
Anoo weyn ayaaba xanun sanaa la aanta hoyo iyo aabo la aan 😢
Waa runteed telegraph waan wataa wlahi 🇸🇴 ama ka xumada ama ku farxa lkn runi waa run
Coming soon 1M Qurux ku dhiigle waa ka soodahdy Anwy congratulations Congratulations 🎊 👏 🎉❤
Mar hore ayaa igu dambeysey meeshan waayo mb la,aan ayaan noqdey runtii💯😭👏
ilahoow hooyadi u naxriiso 😭😭😭😭💔ilahoow aduunka hooyo iyo abee uga dhiiga inta jogto😢😢😢😢😢
Just subscribed, keep going bro 😎
Scw
❤s❤c❤w❤❤allahu❤❤akbar❤❤nin raga iga dhe sas aa lagarabaa wyo gabadhasi wey ka kasbatey naag iga dhe m sh allah
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa)
Viva galmudug wa dadka ugu xamasadku kulul 🎉
Waa xaqiiqda tictock ee bahdil maaha
Ninyhow Adinka Laf ahaantiina Miskiinkaas Dhibka so gaaray mar walba yaa la xasuusin oo qalbigiisa dhowra
Mida kle sidaa sheegtay wiilkaas halo istaago Ragga gameka ciyaaro waliba meshan nagu ceebeyay qabilka ku dira dadka taagta daran ha caawiyaan 🙏🙏🙏
Qurux wlh qosol ayaa igu dishaa ❤
Keep going brother ❤❤❤
Asc abwe Qurux ku Dhiigle Ar Ino Duceya ilahow Naga Madow Qabil Uurkisa dhaan Ameen yaa Rabii Ilahow Meel An jogna Daman Muslimka Na Wadha Xafiid Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alxamdulilah haduu awoowo iyo ayeeyo fiican haysto
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Waa barnaamij wanaagsan ❤
Mashallah waa xaas nasiib badan ani nasibkas ma helin
😭😭😭😭😭 Allah hau naxaristo
Wsc waa hal xabo oo ilaahay inaxariistay
Mash Aaallaah ❤
Habar gidir ilahey shidaal noguma dhiibo
Xasidnimo darteed somali ha udiidin in patrol laga helo, xasidnimada adiga unbay ku dili
@umimohamed2323 quruxey isoqabo 🥰
Illahayow midaa ijecel oo badhabadho kasii fican aniga iyo kuwa aniga okale no sahal
Ameen abayo
Nin kan hakaa ahaado ama hakaa SAQIIRO❤❤❤
Qofkii qabill uga shekeyo baraha bulshada danbi halaga dhigo hanalaxiro please
Hambaliyo 1m coming 🎉
Mansha allah
Lagend qurux ku dhigle🙌🏾
Dhiigaa wye nagadaahee shidalk walaga horeeyaaa
Sh badbaado waa ka warsugeena😂
Anaga waayo
❤❤❤❤❤Masha alllh lagen
8:59
ALLAHA u gargaaro waa arrin xanuun badan, illaahoow dadkoodhan hooyo iyo aabe uga dhig.
Qurux kudhegle 1M hadaa garto xaflad madhigane mise madhiganeysid😮😢❤
Rebley plz
Masha allaa❤
1m coming soon qurux ku dhiiglow
Firi lamaguur sanaayi dheh xaaskeeyga maad dhihin
Sxp like isara
Come on tahriib 2025😂❤
One in a million aa ka soo baxaayo nin Somali oo fiican. 😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته با جاك مليون قادم قريبا😊
Ilahaw marxumad luul carurteda ka dhimatay uxafid ilahaw utarbiye oku arsaq akhalaq wangsan calmi iO dantoda garansi ya rabi u gargar ciyalka yaryare hoyo iyo. Lhen ilahaw kuwi tarbiyyylaa ka qade hagaji😢😢😢😢😢😢😢😢
Before aan la qodin waa u dhamatay qof tan 😂😊
Ala wilka HoYo lul marka arkay farxadi ba iga gurty🥹ilahey dadka aabo io HoYo haugu dhigo🥹❤️ mustaqal wngsn qurux badan urajena aduna inesan dhib io ciil ku arag insha alllh🥹❤️❤️ Ala marka arko wiil bila Hoyo io aabo waxan jeclhy naxriis aan dhamaan inaa siyo wlhi xataa Malin inuusan daremin inee walidkis dhinten🥹❤️ kuwo uncool xataa😊lkn way kala xanun badan yihiin😢 LuuL carurteda mesha ku aragta madaxa ka dhunkada labta galiya🫂😍
Culumadu kama dhaarato waxa alle u xalaaleeyay
Galmudug is not easy 💚🤍💚💙
Jah badbaado xuduuda waa xırtay
Qofka 2aad
Agoonta qaar wexey helaan waalidiin waqti laqaato siey uga mashquliyan fikirka iyo murugada taas o kakaalmeyneysa dhinacyo badan o kusaabsan noloshoda illahey haunaxariisto labadodi walid
Nin iga dheh ❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤
Scw
Maamad yaraanteed magaalada way ka maqneed hadda ayeey rabta in ay kagaarsiiso wixi horey udhaaftey
Wilkan hala cawiyo somaliyey aniga ma dhaqeyei
Waa Farid sheeqan
Aaway millionka
hala iduecya I need a husband like sheikh badbaadow😂😂😂
masha Allah ninkan waa nin rageed gabadhaa nasiib bay leedahay nimcadan haqarsato ninkeedana hadhaqaalaysato
Maxaa nohaysaa❤❤❤❤❤
I almost cried aswell
Fadeexad ma ahan ee wa xaqiiq taagan dadkan ilaah wax ha fahansiiyo
Waan bixiyey Taliye
AF SOMALIGA. QEEBTA CAYEDA. MAXAA. LLOOGU. DARAY
All love saara
Viva Farax🎉🎉😂❤
Waa Qalaad brother you know marrying another wife is not something from you it's coming from Allah swt so that swearing is totally wrong and he knows damn well if he know about the Diin InshaAllah
Qabiil waa waxa faceen naga reebay aduunka waa jiraa qabiil lkn sidaa oo soomalia igu weyn yhy cid oo igu weynyhy ma jirtaa ceebtaa waa yarthy eee wax,ka badan soo socda hdii xlka sidaa usocda😢
Asal bi asal 🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo
Sheekh Abdullaahi 4,000 iyo 4milyan hakaa saarto malinkaad laguurto islaantada ay dhalmo dayso
Ceeb caleyk! Wa umad idhil Oo qaribaan.
Wiilka yar ee hooyadi lagubay haloo kaco please 🙏
Intaa Horta somalia qabil kadawaregeso mahormareso 30 biis waxkale no madhimana carbiti 40sano qabil kijiren hada anaga waxa bababy mahan
Anaga maad dhiiga nagu kicinaysaa markaa 4 ta illaahay baa u baneeyee
Niko qash siinayeen suu ufahmo isku team waaye lkn muu lagaran 😂
Romantikoow xaal qaado 😅
😢😢😢 somaliyey ceeb wlhi
Natashaa yoyadeed waaye😂😂😂
Sida aniga hoyo iyo abo la,aan
Somalia du xaalkoda alle haw sahalo intay isku jerdo iyadiba laga talaabsaday