Heestan Sannadkii ay Soo Baxdey Waan dhageystey Nolosheyda ilaahey wax badan ayuu ka Badaley oo ay ugu weyntahay inaan Qaarada Madow ka imaado Sannadkanna Ilaahey inuu Mustaqbalka Aan ku haminaayo ii Sahlo Oo uu Isiiyo Ayaan rajeynayaa Isha allah❤
Ayyyy calyk calyk 🥳🔥The one and only salah abdirisak our brother💚💭❤🥳🥳this song is so amazing woooof 🎤🎶🔊 Ereyada +laxanka :kobciye 100% Music furinle 100% Director the lenged KASHKA in the building 🥳🥳👏👏👏👏👏👏
Alhm heestan wlhi dhiiri galin bay ii ahayd madama sannadkii hore aan aad u murugooday ,ilaahay amarkii wax badan baa ii hirgalay wlhi alhm Thanks saalax the one and only fanaan 🥺❤🥰🕊🖤 Siriqdii an ku jiray wan ka baxay wlhi sannadkygii baanu noqdy wax badan oo farxd ah aan la kulmay
❤️ 1 / 1 / 2024 ❤️ Sanad cusub o khyr qba ilahy haynoga dhigo on Nolosha Guulo bdn iyo her fican ka gadhno comment wxn rajayna dhowr sano kdib inan arko ano Noloshyda her fican ka gadhy ilahow Qofkan Qoral kyga akhrinya wax dhiba ha tusin farxad wartana si , ad ban ku salamya wlloh ilahy haku sharfo ❤️
😌Sanaddkani curtow I sahal waxa badan igasoo sokee kan sabotiyo zxbkayi noqo Rajo aan sugo sarneed dhushoo so deji adigu oo sabab u noqo farxad Sa,idaa💯 insha allaH🥰
Waxa ii ii sawirn saaani ii horkeeen 🔥🔥🔥 Sanadkeygii noqo 2023 welcome cid oo sanadkan nabad iyo cafimad kuso gaartay kuna so dhameysatay waxan alle ugu baryaaa in sanadaha soo socdana sidaas iyo kasii ficn ugu wada dhamaado 🥺✊
WAXAN DAWANAYAA ISAGOO SANADKII 2023 SII DHAMANAAYO 23 12 2023 I.A SANADKAN CUSUB WAX YAABO BADan BAAN IS LEEYAHAY QABSO RIYOOYIN BADANA WAAN IS LEEYAHAY KA RUMEE HADDII ALLAHA AWOODA LE KA RAALI NOQDO WAXAAN SOO LAABAN DOONAA 2025 ILAHAY QOF WALBA RIYADIISA HA U RUMEEYO❤ HADDII AAD IGA DAMBAYSO LIKE SAAR PLS
subxnlah hestan ereyo shirk ah aya ka buuxa oo fananaku ku barya sanad sidi sanad khayr inu uhayo ama wanag uu so korniyay ama shar ka difacayo war allah allah laga boqo wa heees danbi ah subxnllh allah shirki naga badbadi قال الله تعالى(ان الله لا يغفر ان يشرك بة ويغفر ما دون ذلك )
Wax I sawiran sani I horen sida walidkaye iso dhawee hadan siriq ku jirye dagdag Sara sankaygii noqo🥰😍🤩🥰😍🤩🥰🤩😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 waaa heesta kaliyee qof walab o dhalinyaro ah si toos ah uga hdlyse ilhye waxan ingo baryayah wax walb o an niyad ku hyeno rajnynah sanadka cusub inanu sahal ku helnoh inasha allh🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sanadkani curtoow ii sahal wax badan iga so soke ka sagootiye saaxibkeyga noqo oo sabb u noqo farxad saaidana Aamiin ya rabi hadan sirig ku jirey dag dag iga saar🥺🤲
Ereyada, Laxanka Saaran, iska na ilow guys codka wilkan darawished ku jiraa wax la arag o la maqal weye Sanad ka soo socodo 2023 rabi yo no hagaji 2022 rafaad kii ugu weyna ba iso maray eh. But salaax my brother keep dropping this bangin’ records my Boi u take #1 spot for us men fanka ku jira, & malyuun manka haweenayda aye koobka heesaha 2022 ka wadato alla ya cizig both ilma adeeryal keep going 🚀🚀🚀
Heestan Sannadkii ay Soo Baxdey Waan dhageystey Nolosheyda ilaahey wax badan ayuu ka Badaley oo ay ugu weyntahay inaan Qaarada Madow ka imaado Sannadkanna Ilaahey inuu Mustaqbalka Aan ku haminaayo ii Sahlo Oo uu Isiiyo Ayaan rajeynayaa Isha allah❤
❤😂
Wlhi sanadki 🤦♀️heestan lasoo qaday waa sanadki igu murugada badanayad wlhi 😢😢😪
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaxow sanadkan inoguqad 2025
2023 dhageystayy 2024 wan dhageysanaa ani qarada madoww kama tagiyi umalenaa😂😢
Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️
Xaqiqo lkn inta bdn dhawaca unbaan aragnaa
Masha allah runta wee abowe😊😊
Realy😢
🥲
😮😮😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😅
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖
Really❤
Scw scw scw scw scw scw scw @@BisharaXasan
Away dadkii nabiga jcl SALALHU CALAYHI WASLAM 🥺🥰
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
jah salax wlhi heestani way iga gadantahay waad mahad santahay wllky qli alle haku dhawro😘😘😘😘😘😘
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Mahasaniida
Masand
6
Heestan xasuus garey igu ledahy alxamdullih ❤😢hdda so boqdey ano dhibtii ilhy iga sarey awalna markn dhagaysan jirey dhib I haysaty alxamdulilah cala kuli xaal😊
Alhmdu lillah masha allah
Ale Haku siyaadio ❤❤❤❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ
Aamiin sanad wanagsan allha nogadhigo
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️
Scw
SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
Sanadka wax aan rajenaya ina hooayo noqdo insha allha isoduceya 😭🤲🏻
Maasha Allaah saad jeceshahay kheyrna kuugu jiraan Allahaa kuu sahlo.
@@dagandaacad5812 aamiin wll mahadsanid
@Fartun X Aamiin macanto tnx ❤️🤲🏻
Aaamiin wllo
Ilahay ka dhiga
Illahow sanadkan 2024 inaan hooyo noqdo rabaaa illahow iirumeee owlaad baariya isiii ya Rabi 😭
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉
Amein🎉
😢😢😢😢😢🎉🎉🎉8😊😅😢809,2024
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed { ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed { ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan
Scw scw
❤❤❤
Bwkomlp♥️♥️♥️🥳🎉😄😃😍😂
🤘🚵🚴🏫🏯🏅🔘🔲🎀🎁🎊🧨🎄🌹🏵️🌻
Rrwerffqwgfwevwffaaeeqwfr2err22rrdwrrdwerryett2dgf❤tegf2wffwwgtwffwwffweffwwfff❤ffccbbrfgggdff112f4rdttetfqwf❤rr
The best person ever knowledge and most shine all created prophet Muhammad scw ♥️♥️♥️
2024 qofki dhagaysta heestan blz walal like isaar rabi waxaan kabaryi inuu riyooyinkeena noo rumeeyo awlaad wanaagsana igu arsaaqo blz amiin ii dhaha hadaad iga dambeyso❤❤❤❤❤🎉🎉😢😢😢
Aamin
Aamiin
2:14
❤❤❤
Aaamin
Ilahow sanadkan iga dhig mid aan.guulo badan oo aan ku.rajo.waynahay ii rumobaan 😢🤲qofkasto arko.qoralkanow iso.ducee wlal😭
Ilahay haku fududeeyi abyo❤
@@zundusahmett wad mahad San tahay wllo 🙏
alle Haa ku fudediyo wllo😢
Yaa dhegeysanaya sanadka cusub 2024 farta taag 🤞
Sxbkay saalax sanaag France 🇫🇷 ban kaso salaamaya 2013 baa isugu kaaya danbaysay ❤
Just now😂
Goatka🐐fanka somaliyeed king saalax legend horey soco aad baan kuu taageeraa prother❤️✨️💯thank you so much🤟🥰
Allow sanado badan baan murugooday ee sanadkaan sanado keyga gadhig yaa rabi Kaa mudo sogaaye gadhiig. .. 2023 sanad keeyga noqo asdalin jiray inshallah 🥰🥰🥰🥰
Rabi hakaga dhigo
Allaha kaga dhigoH zanad barwaqo kugu bilawday kuguna dhamado farxd io nolol qrx pdn ana zdkle allaha inoo DhigoH wlzhy mcn ❤❤
@@sakariyefilfil6578 amiin yarabi
@@hanad_happy3106 amiin yarabi shukran wll
Lyrics:100
Moldy:100
Music:100
melody✅
@@mohamedqaliif8726❤❤
🎉😮😂🎉😮😮🎉🎉😮😮🎉🎉😮😮🎉😮🎉
😮🎉🎉🎉😅😅🎉🎉😅🎉😢😢😅😢
Doqonow sanad waxba kuma siinkaro ee isku day inaad rabigaaga utowbad keento ogowna inaad allaah mooyee cidkali baridaa waa shirki
Away dadkii jeclaa nabi muxamed scw
Scw scw scw scw
Wonderful and lovely song for the new year 2023. Amin y ALLAH. Thanks soo much for sharing this beautiful song
B
?mnbh
Salax apdirizack ( salaax sanaag ) best song
Qof walba.wxan urajeyna inuu noqdo sanadkiisa❤️😍
Subxannallah Allah kabaqa qof Allah haysto sanad macaabudo niyadana ha kudhisanina Allah niyada kudhista. Arintan masahlano
Ayyyy calyk calyk 🥳🔥The one and only salah abdirisak our brother💚💭❤🥳🥳this song is so amazing woooof 🎤🎶🔊
Ereyada +laxanka :kobciye 100%
Music furinle 100%
Director the lenged KASHKA in the building 🥳🥳👏👏👏👏👏👏
🙋🙋🙋🙋🙋🌹🌹🌹🌹
uny Dunm me some coins 😶 😶 me some coins in may animal
Fanankan aad iyo aad u cod macan yahay mashallah thanks to walasheey ayada i tustay hestan walahi waa wil yar o talent leh inshallah good future walalo ❤
✨Ilahow sandkan iyo kuwo badan cafimad qab ingu gadhsi inti inaga dhimatey E aynu weyney snadkan kudihiisa janada ale ha inagu kulmiyo🤲
Aamiin allow sanad fiican noofadhig🥰🥰🥰✔️✔️✔️🥰🥰🥰✔️✔️✔️🥰✔️✔️
Sanad waxba maqabtee ilahay baa wax badala waaba danbi socda ilahay hanagu dirin indr isagaa xaq uleh inla baryee inta hore markaan maqlay ayaa ka laabtayba
Amiin yaa rabbi
Ilahyow sandka waxkasta oo ii sariwan iii rumeee
Alhm heestan wlhi dhiiri galin bay ii ahayd madama sannadkii hore aan aad u murugooday ,ilaahay amarkii wax badan baa ii hirgalay wlhi alhm
Thanks saalax the one and only fanaan 🥺❤🥰🕊🖤
Siriqdii an ku jiray wan ka baxay wlhi sannadkygii baanu noqdy wax badan oo farxd ah aan la kulmay
❤️ 1 / 1 / 2024 ❤️
Sanad cusub o khyr qba ilahy haynoga dhigo on Nolosha Guulo bdn iyo her fican ka gadhno comment wxn rajayna dhowr sano kdib inan arko ano Noloshyda her fican ka gadhy ilahow Qofkan Qoral kyga akhrinya wax dhiba ha tusin farxad wartana si , ad ban ku salamya wlloh ilahy haku sharfo ❤️
Amiin sxp dhamntena ❤Wana ka qaadeY salanta
Sanadkan guulo badan ayaa rajeynaya insha Allah waan gaari doonaa welcome 2023🙌
Sanadkaygii noqo 2024 inta dib soo bookhtay mar kale sanad wangsan🎉❤
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️
Masha. Allaah😍😍😍😍😍🥰🥰🥰😍😍🤩🤩🤩😗😗😗😘😘😘😘😘
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha allah 🥰🥰🥰😍😍🤩🤩
Woow heestani saameyn weyn bey igu yeelatey 6sanno ayaan process sugayaa waxan rajeynayaa inuu sanadkani sanadkeygii noqdo best fanaan saalax sanaag❤️👍💥
Kobciye &salax &furinle 🎹🎹🎹🎹✋🙏
Sanadkan illahay qof walpo oo muslina riyooyi kisa ha u rumeeyo❤
Aamiin I.a
Al adka oo xanun badna sanaadkani 2023 ilahow 2024 iga dhig sanadki igu wangsana nolosheyda ya rabb😢
Guulo aan sugo mudo sami jiray hayga sii fogeyn😢
Amiin abayo MCN
Hees Ay Dhaliyaro Tallented Ah Iskugu Tageen👏
Ereyada 100%
Music 100%
Laxanka 100%
Place 100%
Editing 100%
Waxa ii sawiraan sanii i hor keen sanadkaygii noqo 2024🤲🏻❤❤
💔Allow sanadkan wax kasta ii rumee yaa rabi 🤲🤲
Salax Sanaa
@@deeqzihamze27012701
Best camera man keynaan 4k
Inshaa Allaaah Mid Khayr Qaba Rabbiyow
Aduunyadii Waa Gebogebo
Sanad Kasta Bil Kasta Maalinkasta Saacada Kasta Sikin Kasta Ooku Dhaafa Nooluhu Wuxu Usii Dhawaanayaa Hoygii Rasmiga Ah Ee QABRIGA
Rabbiyow Maalintay Taayada Noqo Wax Khayr Qaba Ayaanu Kaa Baryaynaaa
Yaa Allaaah Khaatumada Khayr Noogu Khatin😭😭🤲🤲
Ereyo fadhiyo. Sakariye kobciye abwanka sanadka
Sanadkaygi noqo amazing song 🎵
Duubista 💯💯📸🎥
Melody 💯 🔥 Lyrics 💯💯
Music furinle faro dahab 💯🎻🎹🎸🔥
Styleka 💯🧥
Editing 🎥 🎞 💯💯 intaa ka heesya like 👍saar
Ilaahow sanadkan sanadkaygii ka dhig isoo duceeya 40 qof ducadadoodawala aqbala sanadkan dhibaato badanba isoo martahay ilaahow badal khyrba Ada waynoo wxide❤😢😢😢
😌Sanaddkani curtow I sahal waxa badan igasoo sokee kan sabotiyo zxbkayi noqo Rajo aan sugo sarneed dhushoo so deji adigu oo sabab u noqo farxad Sa,idaa💯 insha allaH🥰
inta Og in Muuqaal kaan muqdisho cadey lagu duubay Like glb wngsn✌
❤❤
kDuweyn
♥️
Camera 50%
Voice 100%
Music 100%
Dance 100%
The goat Off Somali Music to the world @salah sanaag
Waa faananka sanadka ,dhamn reer sanaag waxay ku leeyihiin ku soco
Hambalyo Reer Sanaag Qarnigiiba Fanaan Holacaa Usoobaxa
@Qaramigi= Maxamed Nuur Giriig
@Xiligii Dhexe= Shey Mire Dacar
@Casrigii dambe= Maxamed Bk
@Imika= Saalax Sanaag👑
Erayada iyo laxanka iyo Camerada io Editing kaba wiilal ree Galmudug ah baa iskugu tagay yaa salaam luuqdii Salax Sanaag wa lagu dhamays tirey❤👑
O walipa ceyr ayaaanla ah 😆
aad io aad 💥 waliga HG ah 🦁👑
By 2023 wxad ahayd sanad wcan oo wx wbadan nabaray ilahay snadkan bilaabmaya haynooga dhigo mid kheyr leh welcome 2024 waxa isawiran saani ihor keen sanadkayga noqo❤😢
The legend Salah sanaag AMEZING voice 🙌🔥sanadkeygii noqo
Insha Allah sanad kuwii
hore iiga duwan
Alle haygadhigo 2023🤲🥰❤
More than A Song🎧🤩
Allaw Sanadka Cusub Ee Goordhaw Dhalan doona Caafimaad NaGu Gaarsii
Kii Aan Guulo Badan ka Gaarnana allaw ka yeel🤲❤❤
🎉😮🎉😅🎉😅🎉😮🎉😮🎉😮🎉😮🎉😮🎉
😂😅😂😂😅😂😅😂😅😂😂😅😅😂😅😂😂😅
🎉😅😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😂
Manshallah such a beautiful voice 😍and what a song♥️love it🥰
The best artist this year saalax Updirisaaq keep going bro❤️
mshla❤❤❤❤😂
Waxa ii ii sawirn saaani ii horkeeen 🔥🔥🔥
Sanadkeygii noqo 2023 welcome cid oo sanadkan nabad iyo cafimad kuso gaartay kuna so dhameysatay waxan alle ugu baryaaa in sanadaha soo socdana sidaas iyo kasii ficn ugu wada dhamaado 🥺✊
Ilahyow sandkan mid khair qabo noga dhig kii hore na ilowsiyo dhibtiisi alhuma amiin
Ameen yaa allah
Waxey ahayeen labadi sano oo nolosheyda ugu adkeed 2022,2023😢 Anyway Alx balse waxaan Alla ka rajeynaya 2024 oo laba saac inooga harsantahy in uu noqdo kii i hagagoo dhaman i noohagagoo🤲🤲🤲
Waxan dib u soo booqan donaa qoraalkan dhamaadka 2024 soona galeyso 2025 hadii aan nolol ku gaaro i.a
Ilaahow🤲 waxan kaa rajeynayaa isbedal muuqda wax walba adey gacantaada kujiraaan.....2024👁👁wll isoo ducee🤲
wow saalax sanaag voice💯💯💯
WAXAN DAWANAYAA ISAGOO SANADKII 2023 SII DHAMANAAYO 23 12 2023 I.A SANADKAN CUSUB WAX YAABO BADan BAAN IS LEEYAHAY QABSO RIYOOYIN BADANA WAAN IS LEEYAHAY KA RUMEE HADDII ALLAHA AWOODA LE KA RAALI NOQDO WAXAAN SOO LAABAN DOONAA 2025 ILAHAY QOF WALBA RIYADIISA HA U RUMEEYO❤ HADDII AAD IGA DAMBAYSO LIKE SAAR PLS
Sanadkeygi noqo 😥 2021 2022 kan ku ilowo noqo 😥
Yaaa rabi iga dhiig sanad an farxad Bdn ka dhaxlilaha 😥🤲
Insha alah
Amen wllzhY qLi zanadaHaz mid xun ahaYeen ilahay ha nagu ku zimo mid wnGzan zanadkaYgiiH noqo
subxnlah hestan ereyo shirk ah aya ka buuxa oo fananaku ku barya sanad sidi sanad khayr inu uhayo ama wanag uu so korniyay ama shar ka difacayo war allah allah laga boqo wa heees danbi ah subxnllh allah shirki naga badbadi
قال الله تعالى(ان الله لا يغفر ان يشرك بة ويغفر ما دون ذلك )
Zakariye kobciye
Haduu sanad kani adkaa mid kahayrlaa.soosocdee 2019
Inzha allah waaxaan soo booqan doona 1.1.2025 maantana waaa 10.11.2024
Xidiga Sanadka Iyo Heestii Sanad Looqaado Tii Ugu Macaneye Ever Inbadana Dadka Taabanaysa🎉🦁🤟✅👑
2024 alleH Napad qap Hayngu gadHziiyo🤲
"Sanadkaani curtoow
isamee waxbadan
Sadkuu igala tagay
kii horee socdee
hawl yaraan siii"
Class poet"✍️👌
😢😮😂😂😂😮😂😮🎉😮😮🎉😂😅😂
😂😅😂🎉😅🎉😅🎉🎉😅🎉🎉😅🎉
🎉😮🎉😮🎉🎉😮😮😮🎉🎉😮😮🎉😮🎉🎉🎉😮😮🎉🎉🎉😮🎉🎉🎉😮😮🎉😢
Sanadkani curtoow😫❤
اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد 💘😍
الله يرحمك🤲🏻🤲🏻💘💘
sanadki curtoo inaba caadi ma ahan
Wax I sawiran sani I horen sida walidkaye iso dhawee hadan siriq ku jirye dagdag Sara sankaygii noqo🥰😍🤩🥰😍🤩🥰🤩😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 waaa heesta kaliyee qof walab o dhalinyaro ah si toos ah uga hdlyse ilhye waxan ingo baryayah wax walb o an niyad ku hyeno rajnynah sanadka cusub inanu sahal ku helnoh inasha allh🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waryaaa sanad wax masaaro heeesta safican u dhageeso shirki waaaye sanad wax masaaro Allah ayaa wax saaaro dhibka okay
ilaahoow sanad walba aad nasiiso waa mid qurux badan oo aad adiga noo qorsheysay yaarabi sanadkaan iiga dhig sanadkaan mid farxadeed iyo guulo badan nolosha ka gaaro ❤❤❤🤲
Amiin yaa rabi mid farxadisa wata alle hanoga dhigo nabad qabna nagu gadhsii kan barakeysan oo dhalanaya 2025🤲🏻❤🥺
Rag waaweyn baa iskugu tagay heestan❤
saaLax c/risaaq mohamed faarax my big brother ii noolow brother goat fanka soomaaLiyeed tahay wlahi Hadaan Layska indho tiredness 🎉❤❤🎉🎉🎉
Am not Somali but love somali so much the music make me feel like Am a Somalian.. 🇬🇲🇸🇴🇸🇴
Q
Faarax lugo baasto😂😂😂
@@zundusdaahir143 mucjiso 😂
Keep rocking
@@zundusdaahir143 🤣🤣🤣🤣
Heees Iyo Bar 🥰🥰sanadkeygii noqo 2023
Ereyada 💯
Laxanka💯
Music💯
Duubista💯
Salax abdi rizaaq layaab
Dractor kashka
Wallahi heestan shirki waaye sandka ayuu wax waydiisanaayaa ufiirsada
Sanadkani curtoow ii sahal wax badan iga so soke ka sagootiye saaxibkeyga noqo oo sabb u noqo farxad saaidana Aamiin ya rabi hadan sirig ku jirey dag dag iga saar🥺🤲
Ya rabbi sandkan dhamaanyo ii rumey rajooyinkeyga dhamaan🤲
Allow ii rumee riyadeyda inta sanadka dhamaan iyo sanadkaba markii la gaaro 🤲
2024 sanadkeyga noqo 😢
Fanaanka faniinta The Legend Saalax Sanaag oo Caasimada Wadanka ruxayo 🥰
Sanad keygi noqo😢 2024❤
29/12/2023 🙌😩
Waa,hees duco iyo rajo
Iskugu jiro
Allaha ka Aqbalo
Insha Allaah ❤🎉
Heestan walo aqbalay salax sanag iskabulonimada wukabaxay sanadkeygi noqo 😢❤
Asc wallo salaah waaxaa tahay wiil fiican maanshallaah oo salaad saxa waaxaan ilaahay kaaga baryaynaa inuu ilaahay siduu kaa dhawaajiyay. waxaatahay qof uu ilaahay jeejlyahay oo salaad saxa. sanadkani sanad kaagii ayuu ku noqonayaa oo ilaahah wuxuu kaa saarayaa. Fanka iinshallh wallo Amiine Amiine yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️🥰
Ilhayow sanadkeygi ka dhig o wax walba i fuudude Adiga awode
ᴏɴғɪʀᴇ ᴛʜᴇ sᴏɴɢ sᴀᴀʟᴀx ʟᴀᴀᴄɪᴘᴋᴀ sᴀɴᴀᴅᴋᴀ🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Sanadkeygih noqo 2023😫
Alah iga dhigo sanad aan ku faraxo I.a🥺🤲
This song is best song of this year ❤❤
Salaxow sanadkan inoguqad 2025 sxb
Saanag
Magaladeyda muqdisho caday ♥️💪
sanadkaan 2023 wuxuu ahaa sanadkiii iiigu murugada badneyd waliba sanadkaan dhamaadkiisa. sanadkaan cusub farxad iyo nolol wanaagsan rajeynayaa i.n Iyo inaan Dib isku aragney qofkaan jeclaadey i.n 🥹🥹🥹🥹🥹🥹
Kashka director 🔥🥰
Waa aduun macaankii ka dhamaday
Cabtoy is nacay 😂
@@Abdishakour_Tube Halyeey aad gaadhi weydey Weeye Ninka Hormar Kiisana waadk Xun tahay
@@Abdishakour_Tube nio kaas af leershe ayaa u bixiyey kk
Ereyada, Laxanka Saaran,
iska na ilow guys codka wilkan darawished ku jiraa wax la arag o la maqal weye
Sanad ka soo socodo 2023 rabi yo no hagaji 2022 rafaad kii ugu weyna ba iso maray eh. But salaax my brother keep dropping this bangin’ records my Boi u take #1 spot for us men fanka ku jira, & malyuun manka haweenayda aye koobka heesaha 2022 ka wadato alla ya cizig both ilma adeeryal keep going 🚀🚀🚀
2023 Ilaahay khayr haynagu gaadhsiiyo haynoogana yeelo mid farxado badan iyo wanaag wata InshaAllah❤😍🤲
Sida Waalidkey iisoo dhawee🥺🥀
2024 ilahow Adigaa rahmane Hamigayga iyo riyadeyda ii rumee 😢🤲🤲
Amiin yarabi 🤲🏼
Boqorkii codka mcny saalax sanag waa ku wata wllhi wll 🥰❤❤❤
Wax kale
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Sida waalidkey iisoo dhawey