WAR DEG DEGA:AHMED MADOBE OO HADA DIYARADO CIIDAMO|SSC OO HADA SHANGEED FARIIN|DALXA OO QAX LAKULMAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 23

  • @FardowsorageElmi
    @FardowsorageElmi День назад +9

    Guuleyso wllo sool warkaga iyo wariye nimada ad bey u sareysa tanks wll guul ban u rajenaya jubaland insha allah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад +3

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo Ahmed madoobe geesi nin llagu soo orodo maaha❤️❤️❤️❤️👏🏻💪

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 День назад +2

    Mahadsanid walaal talxa warbaahinta xaqiida ah aad noo soo gudbiso mar walbo ilahay hakaa abaal mariye walaal waxaa kusoo gabagabenaya guul jubbaland ❤❤guul ssc ❤️❤️guul puntland ❤❤❤

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День назад +1

    Guuuuuuuuuuul Guuuuuul Jubalanad ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bby6
    @bby6 23 часа назад

    Viva jubaland state of Somalia

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim День назад +1

    Guul,ayaan urajaynaya jamaahirta ssc waaxaq,udirir,guul,iyo,gobanimo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Guul guul ciidama SSC khaatumo xaqa baa ku dagaalameyesan guushana idinka iskalle❤️❤️❤️💪🏇🏿🏇🏿🏇🏿❤️💪

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 20 часов назад

    Muwaadinka Ethiopianka Ahmed madoowe ha la soo qabto wadankiisa ha loo celiya guul cidamada xooga dalk somaliyeed ❤❤❤❤❤

  • @Mideye157
    @Mideye157 День назад +5

    Somali meel ay jogtaba waxa sameeyey dawlad xumi, madax xumi iyo qabyaalad

  • @XaliimocismaanmuuseReerhiiiran
    @XaliimocismaanmuuseReerhiiiran 18 часов назад +1

    Asc

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 День назад +2

    Soomaali goormay dagi Qax unbaan kujiraa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Xasan dhiiqo buuga keligii taliyaha jabuuti u soo dhiibeye wuu ku hugoobaya inshaa Allaah👁️

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim День назад

    Guul iyo gobanimo ayaanurajaynayaa,umada somaliyed,ee jubalan

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 День назад +1

    Riyadh marun bey noqotaa allow aqli uyeel INA adeer ma axmed madoobe ayaa diyaarad mamnuucikara waad hurudaa axmed. Kacoo ugurmo yaa maleeshiya beeleeda yaasa jamaahiira doqon ciilan somaland iyo reerka xamar kataliya waad Ku sasteen wadankaana ayakaale Alle ayaa siiyey

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    iidooro iyaga rabo dhiiga oo dagaalka wada waana jabaya inshaa Allaah👁️

  • @FrieMehd
    @FrieMehd 23 часа назад

    Ciidamad xasan moryan in isgadhsintA inlaga jaro waa saxa mooryadta hawiye ee xasan dhiqo kusogurey raaskanboni wey ku dhamanya raaskanboni

  • @hashiali689
    @hashiali689 23 часа назад

    Nabadu qaali weyee ninkii qiimo ridayow waa inoo qori afkii Nabadu waa nolosha biniadamka ubahanyahay hadii lawaayo cidna kuma lulan doonto dhaxal keedana waa hoog iyo halaag goblan iyo geeri weliba tii allahna dhiman tahay

  • @Umo580
    @Umo580 День назад

    Dadmaha hartiga reer Ceergabo weligiin masasad uqaxaysan wawaxa dhulkiini lagqatay marba sidi adudurkeseen

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 21 час назад

    Beenta jooji manaafaq qabiil oo aan awood laheyn on aad ku sheegto ciidan qaran ku sheegto ciidan qabiil ogoow in Lakala adag yshay

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 21 час назад

    Duusaaye Beenta jooji