Ceeb iyo fadeexad oarlamanka oo ceeb ku dhawaaqay. Dowlada dagaalkii ay ku qaadeen jubalan oo looga guuleystay waa in ay qirato dowlada in lajabiyey. Guul guul guul jubaland❤❤❤❤❤❤
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah wu idiin adkada birada dhulka hubkina iyo maxabisti ba niga wa la haya ceebta adunka marxun xamza doqn candho galaha wasirada wey lawihin ciidankin gabah ka racey raskaboni waxa la so af jarey kibir masjidka lo adan lo jojimayo laga yalamo wa la so afjarey odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Waxaa laalidoonta dowlada dembe heshiska xasan la galay ethopia waa in uu geeyo golaha shacabka haday damir leeyihiin waa in ay diidaan in ethopia lasiiyo bad
waxan dowlad ad ledihin dowlad maaha tugada is bahesatey o hantida dad weynaha daceyso kuwas Dowland e yihin mxa waye dowlad laan ba danta kuwas medadka canshurayan😮
Balwano inti a nola wali xukumad ka lidata idhaha ma sarin nimanki laha axmed madowe soqamanaina o hadane le cidama hadagali ayan ku niri marka dadka ay kuleyihin madad cawana miya walayb xukumad ben ku nol weye
Falanqayn qiimabadan sidii looga bartay wariye Cabdullhi Balwaan. ❤❤❤❤.
GOLAHAHA XOOLAHA XASAN SHEIKH
❤walaale waa layaabay xasan fartuu qadaba and waa Lago asaa
Gole wasiiro Maa aha ee waa golaha doqomada xassan sheekh.
Jubaland guuul❤❤❤
Waa loogu talagalay soomalia inla burburiyo wadankoodana iibbsadaan
Ceeb iyo fadeexad oarlamanka oo ceeb ku dhawaaqay.
Dowlada dagaalkii ay ku qaadeen jubalan oo looga guuleystay waa in ay qirato dowlada in lajabiyey. Guul guul guul jubaland❤❤❤❤❤❤
Adiga wad natagrtay balwan gulayso wllo qali gulyso gulyso ❤
Guul JUBALAN inshaaalh❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid RW Hamze hadiyadii aad noo so dhiibtay iyo Ciyaalkii aad soo qaladay 🎉🎉🎉🎉🎉
Qof walba o caqlileh wa.arkayey incidankasu jabayo .
Ciidan dagalamaya o kidhawacma gurmad helayn
Melay ucararana haysan
Gurmad helan .
Kuwasu wadhameyen ciidanki.
Dowlada iyo Maamul Goboleedyaduba,
Waxay Ladagaalamaayaan
#Shareecada Islaamka Iyo Muslimiinta Shareecada Islaamka,
Kudhaqmaaya.
Waxayna Lashaqeeynaayaan,
Mareeykan Iyo Xabashi.
....Soomaaliyana,
Waxay Lamdtahay
#Suuriya Iyo Maamulkii,
#Bashaar AL-ASAD.
Jupland guuuul balaaw guuulayso ❤❤❤❤❤❤❤
Ahmed waa geesi geesi dhaly guul guul
Jubaland❤❤❤❤❤❤
Wa Runtod macawisleeyda Tabliq aya Raskiyamboni logu so diray
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah wu idiin adkada birada dhulka hubkina iyo maxabisti ba niga wa la haya ceebta adunka marxun xamza doqn candho galaha wasirada wey lawihin ciidankin gabah ka racey raskaboni waxa la so af jarey kibir masjidka lo adan lo jojimayo laga yalamo wa la so afjarey odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
🎉❤🎉
Beautiful
Asc
Haa axmed madoobe Waa Madaxweynaha soomaaliya
Xassan
Dawladnimadii
La isku soo yabyabayey gadaal ayuu u celiyey
Unagaa iska leh
15 maalmod kabadan ayu udigaayey
2013 ila 2024 Ayu lahaa
Warkadaaya
War waxan aqano wa ciidan iyo dagal ee kadaaya
Walamaqli waayey
sxb reer muqdishaat lahadlayaan ee soomalida kale warka uma wadaan
kusoco landhere
Waxaa laalidoonta dowlada dembe heshiska xasan la galay ethopia waa in uu geeyo golaha shacabka haday damir leeyihiin waa in ay diidaan in ethopia lasiiyo bad
Shicibka xamar jooga ayay ogyihiin inaysan caqli lahayn
Dhirta waxay la jiidhaana waa dheela laawada e
Ciyaalkay.shabaabuloogeen.baalagarabaa.balwsan
Xamsa dulli ma waxaasuu ku hadlay maanta
Kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
Waa waxay wadanka ku maamulan doqonimada ilmaha xataa looma sheego waxas xamse waa orom
Waxaan Laguma sheegikaro dawlad waa dadraqiisa
Abgaal talo mahayo
😅🤣🤣🤣🤣 kuwaas wixii dhegeystaaba ka liita
Xasan dhiiqo ciidan dan kama leh filinkan wuxu udhigay inuu dadka kaweeciyo jariimada uu ka gelayo dadka iyo dalka somaliya sida badda uu ku wareejinayo itobiya
Wakhtigan somaliya kama jirto dawlad heshiis la geli karta dawlado kale
Dawladdii heshiis lagasha waa bililiqo doon mana yeelayo shacabka somaliya ilaahay idankiis
Aac 👉👉👉 kkkk 🫵dadka villa somaliya fadhiya runttii dad caadiya maaha wax alaale waxay ku kacaan waad layaabi meesha dadkii ugu caqliga xumaa miyaa ku ururey ??????
Villa soomaaliya waxaa caado u ah in ay dadka soomaaliyeed ula dhaqmaan sida caruurta 😂😂.
Villa xashiish oohin ayaa ka dhamaatay Alshabaab ayay wateen ayaa ka dhacday😂😂😂😂😂Birjeex iyo Abris miyaa isku bedelay
Xamse 💀 bye 😂
War heedhe balawaan walale waxakan download maha ee waa maafiaya caqlil laheeyan
waxan dowlad ad ledihin dowlad maaha tugada is bahesatey o hantida dad weynaha daceyso kuwas Dowland e yihin mxa waye dowlad laan ba danta kuwas medadka canshurayan😮
Axmed Madoobe wa shaqsi caqli badan dadyow PhD hestan sida madaxweynaha Ruto aya dehe ninkaan wa legend al Shabaab asaga sodafi layayihin 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkk
Haday carareen Marka horeba maxay kadooneenkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ilaha yar ha usheegan tabartu meeshay dhigtay weeye hadayba taagan tahay fardo laysku haayo maxaa laysa faani war xaarka hayska duwaan
Balwano inti a nola wali xukumad ka lidata idhaha ma sarin nimanki laha axmed madowe soqamanaina o hadane le cidama hadagali ayan ku niri marka dadka ay kuleyihin madad cawana miya walayb xukumad ben ku nol weye
Kkkkkkkkk doqomo dameero caqli majiro IL adeeg ayaa udheer
Gudigu sidee ku tagin?
Iniii guuleyso madax weyne
Wasiiro may qabtaa dowlada somalia yaaba yaqaanaba maxay qabraan 😆 🤣
Sokuwa doroonka ku garaacayay iyo diyaaradaha ku garaacayay axmed madoobe